Ciidamada dowlada oo qarxiyey giiragaan laga soo buuxiyey walxaha qara oo dukaan ku yaal ka soo horjeedka kawaanka xamar weyne amaana ahaan loogu dhiibtay ka dibna laga war helay warbixintiisana lala wadaagay heyadaha amaanka sidaasine wadooyinka loo xirey loona diiday dadkii halkaa ka ag dhawaa ayaa ugu danbeyntii la qarxiyey