Dugsi qur,aan oo kasoo horjeeda xarunta Degmada Howl Wadaag oo uu qaraxa ka dhacay ayaa waxyeelada ugu badani ka soo gaartay waxaana soxotay xiliga qaraxa dhacay waxbarashada qar,aanka alaah mar qura ayaa qaraxa dhacay waxaa lagunla.yahay dhawaad 30 Caruur ah oo gabdho iyo wiilal da,doodu leegu sheegay 5 ilaa 13 Jir iyo laba macalimiintoodii marka laga reebo gacmaha ardayda qaar oo dhulka kasoo jeeda.
Waxaana well socda gurmad deg deg ah waxaana inta badan bur burtay xarunta degmada Howl Wadaag , waxaa sidoo kale qaraxa bur buriyay guryo ka agdhaw xarunta Degmada.
Maalmihii la soo dhaafay waxaa xarunta ka socday saminaar waxaana xusid mud an in gaariga qarxay ui xarunta horey u soo galay dhowr jeer