Home Afsomali QM oo ku dhawaaqday inay kordhineyso taageerada ay siiso Soomaaliya

QM oo ku dhawaaqday inay kordhineyso taageerada ay siiso Soomaaliya

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay sannadguurada 62-aad ee ka soo wareegatay madaxbannaanida Soomaaliya.

” Wuxuu ku celinayaa sida Qaramada Midoobay uga go’an tahay sii wadista taageerada ay u fidiso Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, iyo shacabka Soomaaliyeed  dadaalka ay ugu jiraan sidii ay u dhisi lahaayeen ​​mustaqbalka dalkooda oo sidan ka nabad iyo barwaaqo badan ayuu yiri” James Swan.

Qaramada Midoobay ayaa Soomaaliya waxaa ay ka taageertaa dhinacyada Amniga iyo Arrimaha Bani’aadannimada, iyada oo wadashaqeyn la leh Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.