Home Afsomali Qoraal ay ku dalbadeen odayaasha matalaya Somaliland in Doorashadooda lagu qabto xarunta...

Qoraal ay ku dalbadeen odayaasha matalaya Somaliland in Doorashadooda lagu qabto xarunta Xalane oo laga wareejiyo xarunta Gaadiidka Booliiska

somalisan.com ayaa waxaa la soo gaarsiiyey Qoraal ay ku dlbadeen odayaasha matalaya Somaliland in Doorashadooda lagu qabto xarunta Xalane oo laga wareejiyo xarunta Gaadiidka Booliiska oo ay doonayso Kooxda Xasan Sheekh ee DAMUL JADIID.

Warqada oo ku taariikhaysan 19 nov ayey  Odoyaashu ku dalbadeen inay doonayaan inay Doorashada ku qabsadaan Xarunta Xalane oo meel aysan saamyn ku lahayn Koocda DAMUL JADIID oo waayadii dambe si xoog ah kusoo saaranaysay Xildhibaano u Codeeya.

Odayaasha ayaa arintaais sabab uga dhigay si looga baaqsado waxa ay ugu yeedheen “cabsigelin iyo cago-juglayn”.

Odayaasha ayaa waxay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya kaga heleen codsigooda taageero isagoo ku raacay, halka uu madaxweyne Xasan Sheekh diidan yahay codsiga odoyaasha.

dir-1dir-2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.