Home Afsomali Qoryooley caruur ku geeriyootay qarax ka dhashay bambaano weyn oo ay ku...

Qoryooley caruur ku geeriyootay qarax ka dhashay bambaano weyn oo ay ku cayaarayeen

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku warramaya in maanta qarax ay caruur wax ku noqdeen uu ka dhacay gudaha degmada Qoryooley ee gobolkaasi.

Qaraxan ayaa la sheegay in uu ka dhashay walxo qarxo oo ay ku ciyaarayeen Caruurtaasi.

Ugu yaraan 5 caruur ah ayaa ku Geeriyootay qaraxaasi, halka ay ku dhaawacmeen 2 kale, sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha degmadaasi Seyd-Cali Ibraahim Xasan.

Guddoomiyaha oo Warbaahinta magalada Muqdisho la hadlay ayaa ka warbixiyay qaraxaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.