Home Afsomali Raiisal wasaaraha Dowlada Ethiopia oo Muqdisho u gaaray ka qeybgalka Caleemo saarka...

Raiisal wasaaraha Dowlada Ethiopia oo Muqdisho u gaaray ka qeybgalka Caleemo saarka madaxweyne faramaajo

Raiisal wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam-Desalegn ayaa u gaaray magaalada Muqdisho si uu uga qeybgalayo xaflada Caleemo saarka Madaxweyne faramaajo

Raiisal wasaaraha dowlada aanu jarka nahay ee Ethiopia ayaa ka dagay garonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho isaga iyo wafdi balaaran oo uu horkacayo si ay uga qeybgalaan munaasibada caleem saarka Madaxweyne Farmaajo oo ka dhacaysa.

https://youtu.be/paZuFMTwuLc

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.