Home Afsomali Ra’iisul Wasaaraha Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa kula qaabilay Safiirka Dowladda...

Ra’iisul Wasaaraha Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa kula qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Muqdisho Alberto Vecchi.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa kula qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Muqdisho Alberto Vecchi.
Ra’iiusl Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa kulankooda waxa ay uga wada hadaleen xiriirka qotada dheer ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. Danjire Vacchi ayaa sheegay in dowladdiisa ay garab taagan tahay Xukuumadda iyo shacabka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira kooxda argagixasada ee Alshabaab.
Ra’iisul Wasaare xamse ayaa uga mahad celiyay Dowladda Talyaaniga kordhinta taageerada xasillinta goobaha laga xoreeyay kooxda argagixisada iyo gacan ka geysashada gurmadka loo fidinayo dadka ay Abaartu saameysay.
75
1 Share
Like

Comment
Share

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.