https://youtu.be/oyYikINf9x8
Ra’iisul Wasaare Khayre:Soomaaliya waa hoyga shacab dhallinyaro u badan oo leh riyooyin iyo yididiilooyin isku mid ah leh.
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, Xasan Cali Khayre oo aaladda la iska arko uga qayb qalay xaflad ay ku qalin jebinayeen arday Soomaaliyeed ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay hoyga shacab dhallinyaro u badan oo leh riyooyin iyo yididiilooyin isku mid ah leh, Sidoo kale ay tahay hoyga xeebta ugu dheer qaaradda Afrika, oo leh kheyraad khalluun oo dihan, dhul beereed, shidaal, macdan iyo gaas iyo dhaqaale adeegyada laga sameeyo