Home Afsomali Ra’iisul Wasaare Rooble oo qado sharafeed loogu sameeyey deegaanka Goobweyn ()DAAWO SAWIRADA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qado sharafeed loogu sameeyey deegaanka Goobweyn ()DAAWO SAWIRADA

Muqdisho, 09 Luulyo, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qado sharaf waxaa ugu sameeyey duleedka magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyey Madaxda iyo bulshada Jubbaland soo dhaweynta diirran ee ay ku qaabileen isaga wafdigiisa, waxa uuna tilmaamay muhiimadda booqashadan uu ku yimid Kismaayo ay u leedahay horumrinta deegaannada Jubbaland.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa ku adkeeyey bulshada Jubbaland in ay sii ambaqaadaan dadaallada dib u heshiisiinta, una midoobaan dagaalka ka dhan ah argagixisada Alshabaab, si horumar iyo barwaaqo ay u gaaraan reer Jubbaland.

Ra’iisul Wasaaraha waxaa marti qaadkan ku wehelinayey Madaxweynaha

B12BD8F4-C89C-45CD-AD40-727D40E0A3D2
F38A88C2-30E2-4AFF-BF43-7A17C40A9847
373F7831-FF44-45D6-B15E-018D0EE78DBE
F19DE195-B26E-4FB9-BFE4-2FE29C321A70

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.