Home Afsomali RSF oo warbixin sannadeedkeeda dhowrista saxaafadda soo saartay, kaalintee bay Soomaaliya ka...

RSF oo warbixin sannadeedkeeda dhowrista saxaafadda soo saartay, kaalintee bay Soomaaliya ka gashay

https://youtube.com/@raadeerka?si=I-eRFDQUPBV32vQl

Hay’adda caalamiga ah ee u doodda suxufiyiinta ee RSF ayaa soo saartay warbixin sannadeed iyo jaantuska heerka ay dalalka dunidu ka joogaan dhowrista saxaafadda ee 2025.

180ka dal ee warbixinta lagu soo qaatay waxaa halka ugu hooseysa uga jirta Eritrea oo muddo 20 sano ka badan uu ku xiran yahay Isaak Dawit oo ah suxufigii ugu wakhti dheeraa suxufiyiinta la xiray.

Soomaaliya oo sannadkii hore ku jirtay kaalinta 145 sannadkan waxa gashay 136, laakinse weli waxay hay’addu sheegaysaa inay ka mid tahay dalalka ugu khatarta badan suxufiyiinta ee qaaradda Afrika.

Kaalinta 1aad waxaa gashay Norway.

Warbixinta RSF waxaa ku jira dalal kaalimihii ay ku jireen hoos uga dhacay iyo qaar sare u soo kacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.