Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhow u ambabaxay dalka Turkiga si uu u soo kormeero xaalada dhaawacyadii loo qaaday ispitaalada ku yaal dalkaasi .
Waxaan uu casuumaad rasmi ah ka helay dowladda Turkiga sida ay shaaciyeen Mas’uuliyiinta dowladda.
Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa kulan gaar ah la qaadan doona Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, iyadoo ay ka wada hadli doonaan xaaladihii ugu dambeeyay Soomaaliya soona kprmeeri doono dhaawacyadii loo qaaday dalkaasi si uu u soo arko .
Xasan Cali Kheyre waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale, isagoo inta uu joogo dalka Turkiga lagu wado inuu kulamo la qaato madaxda dalkaasi.
Dhnka yuoyube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0