Home Afsomali VIDEO Sacuudiga oo Somaliland uga fadhiyo shahaadada caafimaadka Xoolaha ee Dowlada...

VIDEO Sacuudiga oo Somaliland uga fadhiyo shahaadada caafimaadka Xoolaha ee Dowlada Federaalka bixiso

 

Sacuudiga oo weli ku dhagan Dowlada iskeed isu magacawday ee  Soomaliland

Wasaarada caafimaadka ee dalka sacuudiga  ayaa xaqiijisay in Markab  siday Xoola nool si xiliga xajka loo isticmaalo oo Ka baxay Bar bara uu ku xaniban yahay Maal mahaan  magaalada Jidda

Sidoo kale markabkaan oo ka baxay magaalada Bar bara ee Soomaliland iyadoona laga doonaayo warqad caafimaad ay bixiso dowlada Somaliya taasi oo cadeyneysa in xoolahalaas caafimaad qabaan

Markabkaan ayaa muda u xaniban ruqsada ay kala yimaadaan maamulka Muqdisho iyadoona Soomaliland ay ka madax adeegtay warqada xaqiijineyso in xoolaha martkabka saaran yihiin kuwo Cafimaad qaba

Wasiirka Wasaaradda Xanaannada Xoolaha ee maamulka Somaliland, Xasan Gaafaadhi, ayaa xaqiijiyay in dekedda magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga lagu xannibay Markab  siday xoolo, kaasi oo ka dhoofey dekedda Berbera.

Sababta Markabkan loo xannibay ayaa ah in aanu haysan shahaadada caafimaadka ee Dowlada Federaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.