Home Afsomali Saddex ka mid ah Guddiga doorashooyinka Somaliland oo iscasilay

Saddex ka mid ah Guddiga doorashooyinka Somaliland oo iscasilay

Saddexdii xubnood ee ugu dambeeyay guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Biixi.

Xubnahan oo kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil Dixood, Kaltuun Sheekh Xasan iyo Cabdixakiim Siciid Dalmar.

Saddex xubnood ayaa hore isaga casilay guddida halka xubinta xisbiga UCID-na aan weli Baarlamaanku ansixin.

Tani waxay la macno tahay in dhammaan guddidii Doorashadu meesha ka baxay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.