Home Afsomali Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa oo loo magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha

Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa oo loo magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha

Degreeto ka soo baxday xafiiska R/wasaaraha XFS ayaa lagu magacaabay,Mudane Saalax Axmed Jaamac,Wasiirka Dastuurka,Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa waxaa loo magacaabay wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha,Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh waxaa loo magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Biyaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.