Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho kutaal ayaa waxaa lasoo gudboonaaday xaalad amni xumo, kadib markii ay isku dayeen qaar ka mida ilaaladda Raysulwasaare Xamza iyo ilaaladda Laftagareen in ay xoog ku galaan xarunta Safaaradda oo ay ka socotay munaasabad sagootin ah safiirka xilka kasii dagaya ee USA. Hadaba, waxaa sharaf daro ah in kuwa lasocda madaxda in aysanba aqoon hab-maamuuska iyo protocol-ka ay kala muddan yihiin markaad tageyso goob iska caadiya iyo safaarad marka la booqanayo. Hadda safaaradii waa cabaneysa in aan weli wax laga qabana waa ay u muuqataa sidaan maqlaayo, koley ciidankaas sida la yiraa waa laan-dheere banaan dagay muxuu uga baahan yahay protocol ilaalinteed. Amar Alle
Home Afsomali Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho kutaal ayaa waxaa lasoo gudboonaaday xaalad amni xumo,