
Cabdulaahi odowaa ayaa yiri Waxaan ku faraxsanahay inaan la kulmo Ku wasiir Kuxigeenka Arimaha Dibada H.E. Khaled Al-jarallah.
Danjiraha iyo wasiirka Intii uu socday kulanka waxay ka wada hadaleen xiriirka iskaashi ee laba geesoodka ah ee ka dhexeeya dalalaka Kuwait iyo Somalia iyo hirgelinta qodobbadii horay looga wada hadlay.
Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlay arimo ku aadan sidii dedeg loogu dhameystiri lahaa Mashaariicda Kuwait ay ka fulineyso dalka Somalia
Intaa waxaa sii dheer, waxaan meesha ka saarnay horumarka haatan jira ee gobolka iyo kan caalamiga ee danaynaya labadeena dal.
