Home Afsomali Shaqaalaha dowlada oo loo fasaxay curashada nasadka cusub ee hijriyada 1443

Shaqaalaha dowlada oo loo fasaxay curashada nasadka cusub ee hijriyada 1443

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , waxay ku wargelinaysaa dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Dawladda iyo kuwa gaarka ah inay fasax yihiin maalinta Isniinta 9 bisha August 2021, oo ku aaddan bilowga sannadka cusub ee Hijriga 1443.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali oo hambalyo u diraya dhammaan Shaqaale-waynaha Soomaaliyeed , ayaa u rajeeyay inay camal wanaagsan uga faa’iideystaan maalintaa muhiimada u leh muslimiinta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.