#Kaahin war muuse kawaran shirkii
#muuse ma warbaa kugu seegan
#kaahin war Nagadaayoo ma sidaaa?
#muuse Maxay?
#Kaahin dee ictiraafkii
#muuse war nagatag waxaaba yaa iswaydiiyay
#Kaahin war miyuu waalan yahay hadaa maxaad ku maqnayd
#muuse war waxaas waanuba ilawnay markaan aragnay dad soomaliyeed oo qarankii somaliyed kasoo carfayo wllhy kaahinoow been kuu sheegi maayee waayo baan soo xasuustay boholyoow iyo qiiro
#Kaahin war miyaa lagu falay xagee calankii iyo ictiraafkii 30 sano ku ilawday
#muuse zxp kaahinoow inuu prank yahay baan soo xaqiiqsaday inader jeelbaynu ku jirnaa waryaa idhagayso xitaa marbaa i qabatay inaan farmaajo ma raacdaa
#kaahin war bal waxan eega Handaraabka ah ninkii dhamaa aanu dirsanay wuxuu noola yimi eega waan qiirooday fakin
#Muuse war ma anaa fakin i leedahy hadaanan wasiirnimada ku waayin
#Kaahin dee mayee inader waan kula yaabay ictiraaf baanu suganay adiguna waxaad noola timi eeg DRS Adno miyaysan joogin ?
#Muuse war intay taqaanay waa laysla dhaafay war meesha waadan tagin dee somaliyey toosay markii naloo shiday baanuba ilawnay ictiraafkii
#Kaahin Hankii qarankaa rumoobay maad shidaan idinkuba ma hees baad waydeen
#Muuse war cid nala garataba waanu waynay heestuba hargaysa ma dhaafin Tooda waxaan ku dhahay xitaa Abiy Ahmed baa la qaaday xagee ku hadhnaa anagu ficil baaba na galay markaanu aragnay ninkaa itoobiyaanka ah ee qaadaya heesta somaliyeed ma wax laga hadhaabaa
#Kaahin hye ” ragiinii dhamaa ma hees baa idin bedeshay yaab anagaa aragnay
#Muuse War nin jibaysana baad nagu darteen faratoon markaanu meesha tagnayba ragii buu ku dhex milmay Farmaajo Abti iyo inuu calankii isku sawiro buu ka dhamaan wayay
#kaahin war ninkaa awelbaa qalad u kaxayseen ma dhulbahantaa qaranimo ka tagaya
#Muuse dee waxaanu is lahayn idinkoo isaaqa ha taginina meesha ee dawlad iska dhiga