Home Afsomali Sheekh Caan ah oo lagu dilay Magaalada laas-Caanood

Sheekh Caan ah oo lagu dilay Magaalada laas-Caanood

Waxaa maanta magaalada Laas-caanood lagu dilay AUN Sheekh Bidde Faarax Caalin oo ka mid ahaa culimada magaalada.

Banaanbaxyada ka docda magaalada Laas-caanood iyo rasaastacay u adeegsanayaan ciidamada Soomaaliland ayaa sababay in dad badan ku dhinteen kuwa kale ku dhaawacmeen.

Wararka laga helayo Magaalada laas-Caanood ayaa sheegaya in weli rabshado dagaalo iyo rabshado u dhaxeeyo Ciidamada Somaliland iyo Dadka Shacabka ay halkaasi ka socdaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.