Home Afsomali Wasiirka haweenka Xaniifa Xaabsade  oo sheegtay in lafta gareen ka...

Wasiirka haweenka Xaniifa Xaabsade  oo sheegtay in lafta gareen ka dhacay Guriga hooyadeed

Wasiirka haweenka Xaniifa Xaabsade  oo ku eedaysay  maamulka Koonfur Galbeed iney u dhaceen Guriga hooyadeed

Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Hooyada dhashay Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha ee xukuumada federaalka Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim “Xaabsade  loogu tagay Gurigeeda.

Xaniifa Maxamed Ibraahim “Xaabsade ayaa ku eedaysay maamulka lafta Green in uu ka danbeeyay kadib kala aragti duwanaansho siyaasada haatan jirta in uu isku dayayo in uu Caburiyo Qoyskeeda oo ay sheegtay in Guriga Hooyadeed la dhigay Ciidamo badan oo la qal qal galiyay.

Wasiiradda ayaa intaa ku dartey iney jireen waayadan kala fikir duwanaansho u dhaxeeya iyada iyo Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed, Cabdulcasiis Xasan Maxamed “Lafta Gareen

Sidoo kale wasiirada ayaa qoraal ay soo dhigtay Bogeeda ku sheegtay fariintaas, waxayna fariinta u qorneed sidaann.

Hanifa Habsade

Waxaan kaxumahay kaladuwanaasha siyaasadeed ee madaxwayne Laftagareen iyo aniga in ay ku ekaan waysay siyaasada ee loo dhacay maanta hooyaday macaan gurigeeda ciidan isku sheega nabad sugida southwest in ay kasocdaan tagaan oo laba Abdibila ah si iyada usoo xiran bilaa sabab sidoo kale habaryer tay qori lugu qabtay dil loogu hanjabay

Madaxwayne Abdiaziz ayaa toos masuuliyadaas u qaadaayo wixii meesha kadhaco caburinta shacabka iyo ixtiraam la aan koonfurgalbeed kajirtana haday soo afjarmaysaa insha allah

Ciidanka aad hooyoyinka koonfurgalbeed ku beeqsanaysid fadlan shabaab isaga celi oo dhamaan koonfur galbeed ku xareeraysan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.