Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah Cullimada Soomaaliyeed oo Wareysi gaar ah siiyay Risaala TV ayaa Qeybta 1-aad ee wareysiga Sheekh Cali wajiis waxaa uu kaga jawaabay su’aalo dhowr ah oo la weeydiiysy.
“Taladeyda waa diideen Al Itixaad, laakin waa lagu soo leefay dagaalkii ay galeen”
Maxaa keenay inuu ka baxo Al Itixaad? Mase jirtaa inuu kamid yahay Culimadii dalka keentay Wahaabiyada?
Muxuu ka aaminsan yahay Dariiqada Suufiyada? Sidee ayuuse ugu baxay magaca Cali Wajiis?
Waxaa Wareystay Wariye Ahmed Tifow.
Halkan ka daawada qeybta 1aad ee Wareysiga