ASCW BAAQ’KUWAJAHAN MADAXDA QARANKA IYO BULSHADA’SOOMAALIYEED.
” XUSUUS”
Jabhadihii la’dagaalamay dowladii dhexe ee soomaaliya Ee midkastaa runteedu ahayd Qabiil astaan urur’labaxday.
Maantana dalkii iyo dad’kiiba ay’sidii u’kala qaybsadeen . looguna sharciyeeyey?
1- SSDF=buntland
2-SNM = Soomaali’land
3- USC= Galmudug+hirshabeele iyo muqdisho aan wali
dhinac u dhicin maqaamkeeda
4-SBM= Juba’laand
5-RRA= koonfurgalbeed’soomaaliya.
hadana sidaa luugu sharciyeeyey kala taga ah.
oo aan siyaasad-dhaqaale-ciidan mideeysan ilaa hadda aan lahayn.
Dalka’sidaa xaaladiisu tahay.
Ee mudisho sharciyadii doowladnimo kaliye taalo.
In meesha kaliye Ee bulshada soomaaliyeed fiirsanayso laga soobilaabo baarlamaankii Carta
Ahna meesha kaliye Ee isbadal dalku ka’dhaco.
in’madaxdii dalku isku haysato burburitiisa.
waa’nasiibdaro Aad ahayn.
waxaan soo jeedin’lahaa in qoriga la’joojoyo oo xaalada dalku marayo awalna heerka aan maantay joogno na’gaarsiiyay.
1- in lahelo dhex’dhexaadiyaal kamadax banaan
hay’adaha sharcidajinta iyo fulinta.
2-waxa la’isku haystaa waa madaxa Labada garab udhaxeeyn lahaa. Hay’adii garsoorka.
oo ilaa Hadda aan muuqan dhamaystirkeedii.
3- in ciidamada dalku ilaa’liyaan xasiloonida.oo aysan kumilmin xasaradaha siyaasadeed.
4- ugu’danbayn. madaxweynaha soomaaliya.
mudane madaxweyne waxaa tahay hogaankii dalkaan loodoortay. waxaad tahay hogaankii ciidamada dalka
waxaad tahay ilaa’liyiihii Dastuurka.
waxaan soo jeedin’lahaa haba ahaato naftaadee inaad mas’uuliyadaada waajibaadkeeda gudatid.
soomaali walaal mooyee.xoog waa ba’eeda.
5- xildhibaanada qaranka soomaaliyeed si’miir iyo caqli iyo aqoon ku jirto in sharciga kaliye martiin.
una’turtaan dadka iyo Dalka soomaaliyeed.
MAHADSANIDIN.
WALAALKIIN.
SH BASHIR IMAM SALAD IMAM Yusuf