Home Afsomali Shir Kismaayo lagu qabtay oo fashil ku dhamaaday iyo Maamulo diiday

Shir Kismaayo lagu qabtay oo fashil ku dhamaaday iyo Maamulo diiday

Sadexdda dowlad goboleed ee kala ah Jubballand, Puntland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si wadajir ah waxay u cadeeyeen inuu fashil ku dhamaaday Shir Kismaayo uga socday Madaxda Wasaaradda Boostada isgaarsiinta Soomaaliya iyo Wasaaradaha dhigeeda ah ee maamul goboleedyadan.

Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen ayey ku sheegeen in shirkaas uu ahaa mid maamul goboleedyada dalka lagala tashanayey sharciga Isgaarsiinta dalka.

Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya ayey ku eedeeyeen saddexda Maamul goboleed in iyadoo uu weli socdo shirkaas wada tashiga ah uu baalmaray islamarkaana uu Baarlamanka horgeeyay sharcigii laga tashanayey ee Isgaarsiinta dalka.

War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen sadexdan maamul goboleed ayaa u qornaa sidatan:-

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.