Home Afsomali somalia ha noolaato anoo og in dalka doorasho ka dhaceynin

somalia ha noolaato anoo og in dalka doorasho ka dhaceynin

Murtida Maanta
Shacabka Somalia

Anaagoo og in dowladda Qatar lagaga wacay inaad xilka ka-dagto.

Anagoo og inaad soo aqbashay hindisaha dowladda Qatar lacago farabadan ku qaadatay.

Anago og in Barlamaanka xilka kaa qaday ay saaxibada kugu dhaw yihiin

Anagoo og in arimaha socdo ee doorashada aad wax ka ogtahay

Anagoo og in xil kaqaadistii deg deg ahayd, aad deg deg ku aqbashay

Ayaan anagoo shacabkeena Soomaaliya utureyno ayaan aqbalaynaa wixii been-abuurka aad noo sheegtay si deg deg ah

Soomaaliya hanoolaato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.