Home Afsomali Somalia oo mudo dheer ka dib markab dagaal

Somalia oo mudo dheer ka dib markab dagaal

Dowlaha Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqaysa Labo Markab oo kuwa Dagaalka ah.

Xukuumada Shiinaha ayaa Soomaaliya u gacan galinaysa Maalmaha soo socda labbo Markab oo mid yahay Nooca Wax burburiya iyo mid Xambaara Gantaalaha Culus ee lidka Diyaaradaha iyo Maraakiibta Galaba.

Ilo Sirdoon oo ka tirsan ciida Xooga Dalka ayaa inuu xaqiijiyey in Maraakiibta oo ay la socda sidoo kale Baabuur Dagaal ay dhawaan ku soo wajahanyihiin Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.