Home Afsomali somalisan kala soco maalinta iyo tariikhda ay noqoneyso ciida carafo

somalisan kala soco maalinta iyo tariikhda ay noqoneyso ciida carafo

Ciida alxaa

Dowlada sacuudiarabiya ayaa shaacisay maalinta rasmiga ah ee ay noqoneyso ciidulaxaa ama yoomu naxarka xoolaha la qalayo lana ciidayo ee sagaalaadka banka caafo muslimiintu ku kulmayaan

Masuuliyiinta sacuudigu waxay tilmaameen in malinta isniinta ee taariikha milaadigu tahay 12-09-2016 tahay ciidul adxaa ka dib markii ay dib u  dhacday lana arki waayey bisha dulxaj bilashadeedii

Waxa ayna warbaahinta sacuudigu shaacisay in maalinta sabtida ay bisha carafe kow noqoneyso ciiduna ku began tahay maalinta isniinta 12/09/2016.

Maalmaha ciida ayaa noqonayo ilaa 4 maalmood waana sida soomalidu ugu bixiyeen ciida weyn waxaana jira wadamo kale oo u dabaaldaga ciida weyn ilaa 9 maalmood sida wadamada ,khaliijka qaarkood iyo bangaaladheesh turkiga iyo kula kale

Xukuumada soomaaliya ayaan weli ku dhawaaqin maalinta ay noqoneyso ciida carafo waxaase la filayaa sida looga bartay inay ku raacaan maalinta sacuudugu asteeyey in ay tahay ciida carafo

143 COMMENTS

Leave a Reply to Khalid Marcelo Ina Assoweh Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.