
Aduunkii oo dhan dhibkiisii ayuu noo soo xawilay, Haddana waxaa nala leeyahay Adinku is xaliya.
Dhinacyada isku heeysto Somalia arrimaheeda waxaa u dambeeyay China iyo Taiwan.
Hore waxaa u jiray, Masar iyo Ethiopia, Ethiopia iyo Erithria, Qadar iyo UAE, Saudi iyo Turkey, Kenya iyo Uganda, Mareykan iyo Ruush, EU iyo Ingriis, Somalia iyo Somali land, Reer hebel iyo Reer hebel, Norway iyo Talyani, Oromo iyo Amxaaro, EU iyo AU, Jamacdda Carabta iyo Igad, Degmada iyo Laanta, Ganacsato iyo Gadisley, Culumo Somali iyo Culumo Carbeed, Trump iyo Elham, Maamul Gobaleed iyo Mid dhexe, UN iyo Deeq bixiyayaasha, Darmooley iyo Daarasalam, Diaspora iyo Dal joog, Duub toleed iyo Doob Dollar, Exxom Mobil iyo Eni, kaxda iyo Jazeero, Mucaarad iyo Muxaafad. ( F.S:1aad).
Intaas xalkeedaa la iska rabaa.
Somaliya, Annagu : waxaan u bahan nahay Dib u heshiisiin.
Iyaga: yaaba rabo in aad heshiiso.
Somaliya: China iyo Taiwan xilka ka bilaaba.
iyaga: Quwado Hubka halista ah heeysto ayaa kugu dhax dagaalamayo ee ka gambo.
Allow na mooti.