ku dhawaad 30 sano ayaa maamulka Gobolka Bnaadir iyo Dowlada Dhexe ee Somaliya waxaa ay si wada jir ah u qaadeen imtixaanaadka Fasalada 8 aad ee dugsiyada Gobolka Banandir iyo Dowad Goboleyda Xubnaha ka ah Somaliya
waxaana Imtixaankaan isku mar u fadhiistay Arday gaarfeysa 26 kuna 4 boqol 94
duqa Magaalda Muqdisho ayaa si rasmia h u daahfuray imtixaanaadka Dugsiyada dhexe ee falada 8aad ee Gobolka Banaadir waxaana furitaanka ka soo qeybgalay masuuliyiin ka socotay Xukuumada Fadaraalka Somaliya
wasaarada waxbarashada masuuliyiinta ayaa ardayda imtixaanaadka u fadhisatay waxaa ay kula dardaarmeen in ay guulo ka gaaraan iyaga oo u rajeeyey in ay ka mira dhaliyaan hamigooda waxbarasho
Agaasimah Waxbarashada Cumar sheikh Nuur ayaa kaq warbixiyey Ardayda Fasalka 8aad ee Imtixaanka galaya
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabir ayaa ka hadlay Doorka wasaarada Waxbashada kaga aadan intixaanaaka
Gudoomiyaha Gobolka Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud Cumar finish ayaa guul ku tilmaamay in maamulka Gobolka Banadir uu sodon sano ka dib ku guuleystay qaadirta Imtixaanaadka Dhugsiyada dhexe wuxuuna uga mahadceliyey Madad dowlda kuwooda ugu sareeya oo dhamaantood si weyn ugu howshanaa suurgal nimada in imtixaanka la qaado
18ka bishaan ayaa la filayaa in imtixanaadka dugsiyada sare ay qaado wasaarada Waxbarashada XS kaas oo ka bilaaban doono Gobolka Banadir iyo Dowlad Goboleyda Xubnaha ka ah Dowlada faradaalka