Home Afsomali Taageerada isasoo taraysa ee shacabka awgeed, waxa aannu ku kalsoonnahay in dowladdu...

Taageerada isasoo taraysa ee shacabka awgeed, waxa aannu ku kalsoonnahay in dowladdu ay Soomaaliya

Taageerada isasoo taraysa ee shacabka awgeed, waxa aannu ku kalsoonnahay in dowladdu ay Soomaaliya ka ciribtiri doonto argagaxisnimada, maxaa yeelay ummadda Soomaaliyeed waxa ay ugu dambayn xaqiiqsatay in falalka cabburinta ah ee Al-Shabaab aanay joogsanayn ilaa aan dhammeenteen si wadajir ah tallaabo uga qaadaynno xaqiijinta himiladan. Marka la soo koobo, dadka Soomaaliyeed waxa ay hadda aaminsan yihiin in Al-Shabaab laga adkaan karo, lana jebin doono. Arrintaasina waa tan dowlad ahaan na shidaalinaysa, rajana na gelinaysa inta aannu ku guda-jirno dagaalka ka dhanka ah argagaxisnimada caalamiga ah.”
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamed
May be an image of 1 person and text
Comment
Share

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.