Home Afsomali Taliska Ciidamada Bolice-ka oo tababar mudo socday ciiidamo ku biirey ugu xirey...

Taliska Ciidamada Bolice-ka oo tababar mudo socday ciiidamo ku biirey ugu xirey dagmada cadaado ( DAAWO SAWIRADA )

Taliyaha Boliiska Soomaaliyed Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa  gaaray Magaalada Madaxda Maamulka Galmudug ee Cadaado halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.

Dad sitay boorar ay ku sawiradan yihiin Madaxweynaha Galmudug Mr Guuleed iyo Taliyaha Boliiska Soomaaliyed Gen. Maxamed Sheekh Cusmaan Xaamud ayaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay labada Mas’uul.

ciidanka-1 ciidanka-2 ciidanka-3 ciidanka-4 ciidanka-5 ciidanka-6 ciidanka-7 ciidanka-8

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.