Home Afsomali Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir gaar ahaan ciidanka saldhigga boliiska degmada Hodan...

Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir gaar ahaan ciidanka saldhigga boliiska degmada Hodan ayaa howl

Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir gaar ahaan ciidanka saldhigga boliiska degmada Hodan ayaa howl abaabulan kusoo qabtay eedeysanaha sawirkiisu hoos idinkaga muuqdo, kaasoo ku eedeysan inuu kufsi u geystay dhibane dumar ah. Warbixin laga helay dadka deegaanka ayaa lagu soo qabtay eedeysanaha oo ku dhuumaaleysanaayay xaafado kamid ah degmada Hodan.
Muwaadin haddii aad aragto fal amniga liddi ku ah warbixin geey saldhigga kuugu dhow ama wac lambarka gaaban ee 991.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.