Home Afsomali Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin Caddow iyo wafdi...

Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin Caddow iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Wargaadhi ee Gobalka Sh/dhaxe

Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin Caddow iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Wargaadhi ee Gobalka Sh/dhaxe.

Wafdiga Taliyaha waxaa qeyb ka ah Taliyaha Ciidamada ATMIS General Sam Okiding, Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Sheikh oo ka mid ah Baarlamaanka Jamhuuriyada Soomaaliya iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan XDS.

Ujeedka ayaa ah in la xoojiyo Howgalada ka dhanka ah maleeshiyada Argagixisada ah iyo in sare loo qaado wada shaqeynta Ciidamada milateriga dalka, kuwa ATMIS iyo ciidamada xaq udirirka ah ee deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.