Home Afsomali Taliye Guuto oo ku dhintay dagaalka deegaanka Cadakibir

Taliye Guuto oo ku dhintay dagaalka deegaanka Cadakibir

Taliye Guuto oo ku dhintay dagaalka deegaanka Cadakibir

Deegaanka Cadakibir oo qiyaastii Cadaado dhanka bari kaga beegan 60KM waxaa ka dhacay dagaal udhaxeya Ciidamada Galmudug iyo kuwa Al-shabaab waxaana la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ay Al-Shabaab weerar kusoo qaadeen deegaanka.

Allaha u naxariistee waxaa dhaawicii soo gaaray u geeriyooday taliyihii guutada 13-aad ee qeybta 21-aad Cali cagawayne kaas oo dhaawac kasoo gaaray dagaal galabta ka dhacay deegaanka Cadakibir ee gobolka Galgaduud.

Deegaanka Cadakibir waxaa horay u joogay ciidamo deegaanka iyo kuwa maamulka Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.