Ugu danbayn Farmaajo waa Aqbaley sandulle ayaana looga dhigay dhammaan dalabyadii maamulada xorta ah Ee Puntland iyo Jubbaland,
1- Waxaa uu Farmaajo ogolaaday in uu qoro warqad uu ku cadeynayo in muddo xileedkiisii dhammadey, waxna magacabi karin kana qaadi karin, kaliya uu yahay ku sime, musharax ah, wuxuuna saxeexaya shirku marka uu dhammaado
2) inay ka soo qayb gallaan musharaxiinta iyo cabdi xaashi oo iyana uu diidana awal
Arrintaan ayaa ah mid caro galinaysa sadexda ilma Gareen oo iyagu ku guuldaraystay in ay heshiis arrimahaas la xiriira ka keenaan dhanka Villa Somalia
Shirku waxa uu ka dhacaya Decela Hotel oo ay dalbadeen Puntland iyo Jubbaland
Waa lagu kala adkaadey siyaasadii, laf kaa wayn way ku jabisa horaa loo yiri.