Home Afsomali Urarada bulshada radyidka naafada baaq ka soo saaray doorashooyinka 2021 ()DAAWO SAWIRADA

Urarada bulshada radyidka naafada baaq ka soo saaray doorashooyinka 2021 ()DAAWO SAWIRADA

Urarada bulshada radyidka naafada baaq ka soo saaray doorashooyinka 2021
Kulan ay ka soo qeeyb galayeen xubano ka socoday ururada dadka naafada ah ayaa lagu qabtay magaalada muqdishu. Kulanka ayaa waxaa loogahadlay doorka dadka naafada ee doorashooyinka 2021 oo ah kuw hadeer bilaaw ah.
Kulankan ayaa waxaa ka soo qeeyb galay xubno ka socday Csluter Dadka Naafada, Dalada Naafada Somaliyed iyo Golaha Naafada Qaranka Somaliyed. kulanka ayaa laga soo saaray baaq loodiray madaxada dowlada somaliyed Madaxweynaha Jamhuriayda Federaalka Somaliyed Mudane MAxamed Cabdulahi farmaajo, Reeysul Wsaaraha Dalka Maxamed Xusen Roole, Madaxada Maamul Goboleedyada, Gudiyada Doorashooyinka iyo Odeyaasha Dhaqameedka loo xilsaaray uxlshada ergooyinka wax dooranayo
Dadka Naafada ay ku baaqay in laga qeeyb galiyo doorashada 2021 iyada oo la dhoowraayo dasturka dalka somaliyed oo qoraya xaquuqda muwaadinkasta u leyahay in ladoorto iyo in uu wax doorto. Sidookale dastruurka waxaa uu qorayaa in muwadiininta aanan lagu takoorikarin xaalad gaar ama Naafanimo
Ururada dadka naafada ayaa ku booriyey madaxada dalka iyo madaxda maamul goboledyada ilaalinta axdiga naafada aduunka oo ay Somaliyed saxixday sanadak 2019 kaa oo si gaar ah waajib ka dhigaya in la hubiyo doorka dadka naafada eek a qeybgalka doorashooyinka dalka
Fariinta dadka naafada ay u dirayaan Madaxda dalka ayaa mid ay ku dalbanayaan xaquuqda aas aasiga ee muwaadinka somaliyed u leyahay ka qeeybgal siyaasadeed iyo doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.