Xildhibanada aqalka sare ee somalia ayaa munabadad Casho sharaf sogotin usameyey safiirka mudada Xil heyntiisu dhamatay waxaana munasabadas kasoo qeybgalay mamulka gobolka banadir sarakiil ciidan uruada bulshada fananiin iyo Marti sharaf kale ogohoreen waxaa madasha kahadlay sanatar abdirisaq kundar qar kamid ah kasoo qeyb galayasha munabada ayaanu wax kaweydiinay aragtidooda kusabsan sagotinta safiirki Turkiga. Cabdi xaashi abdilaha gudomiyaha aqalka sare ee dalka ayaa kaga mahadnaqay safiirka Turkiga shaqada lixaada leh ee kaqabtay somlia ugu danbeytii afiirki Turkish olgan bekan ayaa sidiiran obodiyay munasbadan ham mamuuska ah ee kusabsan sogotintiisa