Home Afsomali VIDEO Boliska Talyaaniga oo toogasho ku dilay Anis Amri, oo ahaa ninkii...

VIDEO Boliska Talyaaniga oo toogasho ku dilay Anis Amri, oo ahaa ninkii looga shakisanaa in uu ka danbeeyey weerarkii ka dhacay magaalada Berlin ee dalka German

Ciidamada toogtay anis ayaa ahaa kuwa joogay Gob aan ka fogeyn xadka ay wadaagaan wadamada talyaaniga iyo jarmalka xili uu u socday in uu halkaa ka talaabao waxaan risas xoogan lagu furey lana dilay kolkii uu isku dayey in uu baxsad

Arintaa ayaa ka dhacday gudaha magaalada Milano ee dalka Italy, sidaas waxaa xaqiijiyay dowlada Talyaaniga.

Wuxuuna xusay in Ciidamadu ka  shakiyeen  markii uu isku dayay inuu ka baxsado si aan loo qanban

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.