https://www.facebook.com/www.somalisan.net/videos/1737817622897117/
Cali Xaraare ayaa barnaamijkiisa uu ugu magacdaray kaftan siyaasadeed u sameystay nin u nacamleeya si uu qiimo ugu yeesho dayaacada ka dhanka ah masuuliyiinta iyo madaxda dowladaha deriska isla ah ee soomaalidii laga firdhowday oo iyagu qaarkood cadowtinimo iyo calaadi ak dhaxeyso
si kastaba ha ahaayee cali xaraare runtii laga haayo mid ka wanaagsan xaga jilida iyo ku camirashada barnaamijkiisa kaftan siyaasadeedka waxaase in badan oo daawadayashiisa ah ay ku dhaliilaan in uusan aheyn mid dalka u horseedi kara horumar la taaban karo
ku yeh yaa qaatay sideetanki kun ee uu sacuudiga ka diiday Madaxweyne Farmaajo,wuxuuna xusay in xoogaa xoogaa la siiyey madaxweynayaasha maamul goboleyda si ay u taageeraan halkii l;a doono
wuxuu sheegay in ciyaaraha gobolada sanadkaan lagu qabtay emaaraadka oo ay aadeen ilaa madaxweynayaal door ah
Cali waa dadaalay dan ayuuna ka leeyahay arinkaan