Home Afsomali VIDEO Ciidamo hor leh oo habeenkii ka howlgala Muqdisho iyo Kheyre oo...

VIDEO Ciidamo hor leh oo habeenkii ka howlgala Muqdisho iyo Kheyre oo ugu baaqay shacabka in ay u dulqaataan Xirnaashiyaha wadooyinka

Ciidamo hor leh oo  habeenkii ka howlgala  Muqdisho

RW ayaa kormeer howleedy ku maray xili ay habeen tahay Goobaha ay ilaalada uga jiraan ciidamada dhawaan tababarka ugu soo dhamaaday dalka jabuuti

wuxuuna hadalo guubaabin iyo hogo tusaaleyn iskuugu jirta u jeediyey cutubyada dowladu ugu tala gashay in ay kalsooni ugu seexdaan shacabku Magaalada Muqdisho

Xasan cali Kheyre WR somaliya ayaa shacabka ugu baaqay in ay u dulqaataan Xirnaashiyaha wadooyinka oo uu sheegay in ay qeyb Muhiim ah  ka tahay sugida Amniga Magaalada wuxuuna dhanka kale ciidamada ku amray in ay shacabka ay u shaweynayaan ula dhaqmaan si sharciga iyo nidaamka waafaqsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.