Home Afsomali VIDEO Dad kaawo ay dhagxaan ka Qodayeen ku duntay iyo kuwo kale...

VIDEO Dad kaawo ay dhagxaan ka Qodayeen ku duntay iyo kuwo kale oo ka sheekeeyey dhibka heysta

Kaawada dhagaxa jaayga Nuurada iyo Qatarta ay leedahay Kaawada ma harto Muruq maal Dhimo ama nooloow

Dhibaatooyinka dhimasho iyo dhaawacyo kala duwan leh ayaa soo foodsaaray Shaqaalaha ka xoogsada dhulka deexda ee ku howlan qodista iyo soo saarida dhagxaanka guryaha lagu dhisto iyo weliba Kuwa Nuuryada gubba duleydka bari  dagmada kaaraan ee magaalada Muqdisho .

Waxaa ayna ka shaqeyneyaan buuro iyo kaawooyin si sahal loogu dhinto mana garayaan meel kale oo ay sahqo ka raadsadaan si ay u dabaraan Nolo maalkeyda Qyeskooda

Qaarka ka mid ah shaqaalaha soo saara dhagxaanta kala duwan oo aan microphanka muqdisho filmis iyo curuba films la dhaxmaray iyaga oo ku guda jira Howlmaadmeeydkooda ayaa sheegay in ay xoog ku dumiyaan Buuraha Dhagxaanta laga helo xili ay ogsoon yihiin halista ka iman karta dhaqaalaha  ay ka helaan uu yahay mid aan ku filneyn

Hanjabaadyada iyo Caga Juglen ay la kulmaan  ka sokow waxay ii sheegeen in shaqaaluhu uu yaraaday waxsoo saarkooda qiimo dhac ku yimid iyo amni darana ay ku waayaan hanti dooda maguurtada ah iyo mararka qaarkooda oo laga dhaco  lacagaha ay shaqeystaan .

Xoogsaada Muruqmaalka kaawooyinka kala duwan oo aan goobahooda Shaqo si gooni gooni ah ugu  booqday ayaa walaac xoogan ka muujiyey dumista kaawooyinka ay dhagxaanta ka qotaan xiliyada qaar  Waxayna ku ciil kaambiyeen in aysan heysan qalabkii waxsoo saarka iyo jabinta Kaawooyinka loogu talagalay

Shaqaalaha ku howlan soo saarista jaayga nuurada iyo weliba dhagxaanta Guryaha lagu dhisto ayaa ku jira xaalad ah dhimo ama noolow ah waxaana dhacda in mararar badan ay waxyeelo ka soo gaarto halkaa qaarkood ku soo dumaan  buuraha ay dhagxanka ka qodayaan.

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.