Home Afsomali VIDEO Dhageyso:- Isbaarooyin Hor Leh Oo La Soo Dhigay Kawaan bari iyo...

VIDEO Dhageyso:- Isbaarooyin Hor Leh Oo La Soo Dhigay Kawaan bari iyo Ceelmacaan

Walaac xooggan ayaa ka soo baxaya Madaxda Sare ee Guddiga Iskaashatooyinka ee ka Shaqeeya qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha dhexe iyo Gobolkaan Banaadir.

Cali Maxamuud Maxamed gudoomiyaha Guddiga Iskaashatooyinka Dhagaxa,oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in Isbarooyin hor leh la soo dhigay inta u dhaxeysa Ceel-Macaan iyo Kawaan Bri.

Waxa uu sheegay in mararka qaar ay la kulmaan Kooxo hubeysan oo qaarkood ku labisan dareeska ciidamada dowladda kuwaas oo lacago xad dhaaf ah ka qaada.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.