https://youtu.be/zQ2XK9lqrBc
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu Hargeysa ku casuumi doonno Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo dhowaan laga soo daayey xabsiga Itoobiya. Gudoomiye Faysal waxa uu sheegay inuu soo celin doonno xidhiidhkii walaaltinimo ee u dhexeeyey Soomaalidda itoobiya iyo Somaliland, waxaanu eedeeyey madaxweynaha kililka shanaad ee Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar […