Fariinta Musharax Madaxweyne Aamina eelaay oo Noqotay Mida ugu hadal heyn Badan
Musharax Aamina Maxamed Mursal oo ah Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxtinimo ee Dowlada Koofur galbeyd Somaliya ayaa barteeda Internernetka Soo dhigtay Fariin ay uga hadleyso Dhinacto badan isla markaana ay bulshada ugu iftiimineysay Dariiqa lagu gaari karo horumar iyo Barwaaqo
Aamino eelaay ayaa Xustay in Wadamada Carabtu xili ay somalidu dhibaateysneyd ay albaabada ka xirteen haatan la joogo in ay noo soo tartamaan
dhanka kale aamino ayaa soo hadal qaaday arinta qalbi dhagax oo ay ku tilmaantay hogaamiye ku socday hanaanka dowladnimo haatana looga fadhiyo in uu wixii dhacay ka noqdo xalay dhalay
ugu Danbeyntii aaminoayaa ka sheekeysay dhibaatooyinkii ay soo martay bulshada somaliyeeed waxayna si isku mid ah ugu mahadcelisay dhamaan madaxdii kala duwaneyd ee dalka soo martay
madaxda dowlada ayey ku amaantay howsha ay bulshada u hayaan waxayna soo dhaweysay in