Home Afsomali VIDEO Gudoomiye ku xigeenadii maamulka Gobolka Banaadir oo shaqadii laga eryey iyo...

VIDEO Gudoomiye ku xigeenadii maamulka Gobolka Banaadir oo shaqadii laga eryey iyo kuwa kale oo la magacaabay

Maxamed Axmed Diiriye waxaa lagu badalay Saalax Sheekh Maxamed, Ismaaciil Guure waxaa lagu badalay Maluuka Dheere,iikar waxaa lagu badalay C/llaahi Cilmi.

Gudoomiye ku xigeenadii maamulka Gobolka Banaadir oo shaqadii laga eryey iyo kuwa kale oo la magacaabay.

1-Guddoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa lo magacaabay. Marwo Muluuka Dheere Sheekh Cabdiqaadir.

2- Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay: Mudane Saalax Sheekh Maxmaed

3-Gudoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay: Mudane Cabdullaahi Xaaji Ereg.

4-Gudoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud waxaa loomagacaabay: Aadan Sheekh Cali

5- Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka  Banaadir waxaa loo magacaabay: Subeyda Maxamed Mukhtaar.

Qaarka mid ah sadaxdaan Shaqada laga eryey ayaa looga bartay arimo aan ku wanaagsaneyn dhaqanka iyo caadada soomaaliyeed ka dib markii ay xafiisyadooda ugu tagaan dadka ay matalaan in ay saacado badan oo ay sugayeen si dhuumasho ah uga baxaan albaablka danbe.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.