Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo Jagooyinkala duwan ka Soo Qabtay Dalka Marna Soo Noqday Wasiirka Arimaha Dibada Ee Somaliya haatana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee wadani oo shir Jaraaidku Qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay Qodobo kala duwan oo ku saabsan Shir dhawaanka Dhacay deegaanka Buuurta Gacan libaax
ismmaaciil buubaa ayaa sheegay sababta Beelaha qaar uga Maqnaayeen Shirka wuxuuna sidoo kale wuxuu xusay in aan bulashadu u sineyn Kheyraadka Somaliland
dhnka kale Ismaaciil Buubaa ayaa faahfaahiyey talaabada xigto ee ay qaadi doonaan hadii ay fuli waayaan qodobadii ka soo baxay shirka Buurta Gacan lbaax ugu soo gagagaboobey Qaarka mid ah Beelaha Somaliland