Ganacsatada kaluumeysiga iyo kheyraadka badda waxaa ay had iyo jeer ku howlan yihiin soo saarista Noocyada kala duwan ee kaluunka iyo iibintiisa waxayna u dulqaataan dhaxanta Qabowga iyo halista kaga iman karta xiliga jilabashada balse ugu danbentii waxaa ay ka helaan macaashul macaash aan cidina u xisaabineynin si ay u sheegeen qaarkood TVga eryal oo howlo shaqo u tagay kawaanka hilibka ee xeebta liido ee magaalada Muqdisho,
Burburkii dalka ka dhacay wuxuu saameyn balaaran ku yeeshay qaabka kaluumeysiga iyo keydinta mana jiro warshad gasacadeysa iyo talaajado lagu keydiyo intaba
hadaba si aan wax badan uga ogaano ayaan magrofonka TVga Eryal ka dhaxqaadnay suuqa soo dajinta iyo kala iibsiga kaluunta
ganacsatada iyo kaluumeysatada waxaa soo foodsaaray qiimo dhac ku yimid wax soo saarkooda iyo helida kaluumka oo yaraaday waxaana jira dhibaatooyin kale oo ay ku hayaan maraakiibta waaweyn ee qeybta ka ah kuwa xaalufiyey kheyradka dabiicig ah ee dhax ceegaaga biyaha xeebta labaad ee ugu dheer qaarada africa
Bad kaluun jira amase Koob shaah ah Nin wabilba kimsitii loo katibay waa la kulan siin waana taa sababta ay kaluun biyaha fog ee bada ku jira ay xawaaji ugu tuntaa
Muuse iyo farsamo yaqaan sare Saciid Xaamud Saalim