dhacdo la yaab leh Naag sheegtay in ay geedu shukaansaday ayna guur ka aqbashay
Guurka dhex maray haweeney u dhalatay mid ka mid ah dalalka yurub iyo eey nin ah
Aan ku bilownee Gurkan aya ku yimjd kadib jecel dhexmaray elisbit iyo ey lagu magacaabo logan oo aan waxka ogeyn guurkooda mudo sanado ahna wada noolaayeen .
Elisebet aya shegtayin ay jacel u qaday kadib narkii ay ka darentay naxariis uuna ka Xishooday in uu u soo bandhigo eygu jaceykiisa waa sida ay iisleedahaye .
waad ku mahadsan daawashadiina sharafta leh ee noo shere gareya si fariintaan ay Saaxiibo badan u gaarto naguma soo biir si aad u heshid waxbixinada aan soo bandhigno
Waxayna intaa raacisay xili ay ku sugnaayeen Xafalada arooskooda oo ay ka soo qeybgaleen dad aad u kooban in eygan uu la samey labaqol iyo konton jeer shukaani ama is xod xodasho taa oo i dareensiisay bey tiri in aan nolol la wadagi karo eyga magacis yahay logon.
Haweeney baadariyad ah ayaa aqrisa qodobada isku banneynaayo haweyneydaan iyo eygeeda login
waxaana shaashada ka muuqatay arooska oo eyga salaaxeysa una galisay koofiyada iyo jijin qalin ka sameysan oo ay ku sharfeysay ninkeeda ayga ah
Elisbet ama xaaska eyga tiri waa ay 6 sano jir ah mudo 4 sano wax uu ku noolaa nolol adag waxan aan ka soo badbadiye xalad halis ku ah Xili uu dayacnaa .
Halsano oo aan guri kuwada noleyn waxa in dhexmaray xiriirka ninka iyo naagtiisa dhexmaro oo kale
Xiliyada jiifka waxa uu i dhihi jerey gacalisa sariirta na geey aan sexane oo aan fahmi karo danta iyo ujeedka uu ka leeyahay . waxayna intaa raacisay wuxuu leeyahay dhaqanka raga oo kale sida ay u jecel yihiin in lamanatiisu in ay sariirta ku wehliso
Maanta waa sanadguurada maaalinta uu ku soo biiray noloshayda eyga logon.
Waxayna tiri iyada oo dhoola cadeyneysa Waxaan goaan ku qaatay inaan si toos ah u gursado aan noqon nin iyo naagtiisa.
Iyada oo sii daba dhigtay waa doqeyga sida ragu dooqooda u jecel yihiin gabadha yaryar . Dumarka dumarkuna ay u jeclayhiin wilal yar
Waxan lugtiisa ugu ugu xiraya faraatiga guurka isna wuu ii xiray mar hore. Waxana aha xaaska login
Fadlan rukumo oo iska diiwaangeli begkeena si aad warbixino dheeraad ah u hesho!
Habeen hore waxay ahayd finalka Island Island – laakiin hal qof oo aan isku dhejin waa Elizabeth Hoad oo 49 jir ah. Ka dib 220 taariikhood iyo afar hawl-gal oo guul-darraystay, Elizabeth waxay ka quusatay inay hesho ninka ugu habboon ka dib markay keligeed ahayd 13 sano.
Taa baddalkeeda, waxay dareenkeeda u jeedinaysaa saaxiibkeeda dhogorta leh ee ugu fiican, Dahabiga Dahabka ah ee daacadda ah, Logan. Waxay go’aansatay labbiska munaasabadda waxayna dooratay bisha malabka saaxiibtinimo ee doggy –
waxa kaliya ee ay hadda u baahan tahay waa inaan tuurno bashka weyn! Elizabeth ayaa sheegtay in Logan waligiis dhinaceeda ka tagin, is guursana ay ka dhigan tahay inay weligood wada joogi doonaan.
Side aad u aragto warbixintaan fikirkaagu waa muhiim aragtidaada hoos noogu reeb qeybta commentiga hadaad nagu cusub tahay follow iyo like soo saar noona shere garey si muuqaalkaan uu Saaxiibo badan u gaaro mahadsanidiin
somalisan@gmail.com