Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Qardho kulan kula qaataya Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf iyo Qaar ka mid ah Isimada Puntland
Raiisal wasaare Xasan cali Kheyre wuxuu sheegay in uu Naf ahaantisu l a yaabay sidii ay reer Qardho u soo dhaweeyeen wuxuuna hadalkiisa ku soo daray tix gabay ah
Gabaygii iyo Soo dhaweyntii kheyre baan arkaayo qiimaan dareemee qardhow ma nadbaaqalbigey qashuucee qiiraa iqaadee Qardhow ma nabad baa
Kheyre ayaa qardho ka jeediyey Qudbad dhinacyo badan taabaneysa oo u badneyd nabadeyn iyo dardaaran
dhanka ra.yi aruurin laga sameeyey shucuubta kala duwan ee deegaanada Puntland ayey ku sheegeen intii talada uu haayey in uu dareensiiyey Somalinimo isaga oo ka shaqeeyey isu keenida soomalida kala irdhowday
qaaarka mid ah taageerayaasha reer puntland ee Raiisal wasaaraha ayaa sheegay in uu yahay Raiisal wasaare ay aad u jecel yihiin taageerayaan aadna u soo dhaweynayaan waqood iyo waaqood