https://youtu.be/fD3YX9jkT10
https://youtu.be/fD3YX9jkT10
Madaxweynaha Dowlada fadaraalka somaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo xubno kale oo isgu jire labada gole saraakiil ciidan ayaa booqo aan horey loo sii shacin ku tagay Xarunta tababarka Ciidanka Kumaandooska somaliya .
Madaxweynaha ayaa ugu horeyntii salaan sharaf ka qaatay cutubka ka tirsan ciidanka tababarku u socdo waxaana hakaasi uu kula kulmay madax ka tirsan saraakiisha ciidanka dowlada Emaaraadka oo iyagu bixinayey tababarka.
waxayna madaxweynaha uga warbixiyey qaabka ciidanku tababarka u qaadanayaan .
Madaxweynaha oo qudbad dhinacyo badan taabanesa u ujediyey ciidanka ayaa ku booriyey in ay babarka ciidan ee ay qaadanayaa bulshada ugu shaqeeyaan waxaana uu kula dardaarmay in ay dagaal ku qaadaan cadowlaga ummada somaliyeed