Kulankan oo uu shir guddoomiyey Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wasaaradda Dastuur, guddiga la socodka iyo dib u geeista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka Waxa ay Madaxweynaha Dalka kula wadaageen dadaalada iyo howlihii laga soo qabtay Dib u eegista Dastuur,
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa kulanka kadib u sheegay Warbaahinta in madaxda guddiyada iyo wasaaraddaba ay madaxweynaha la wadaageen guulihii la gaaray iyo qodobo muhiim ay tahay